Ducada waalidka marka ay waayeel noqdaan
Ilaahow ugunaxariiso sidi ay igu naxariisanjireen markaan yaraa
Ducada shaydaanka
Ilaahow waxaan kaa mangalay walwalka shaydaanka waxan kaamangalay inay ilajoogaan
Ducada addun iyo aakhiroba
Rabiyow adunka wanaagiisa aakhirona wanaageda waxan kaa mangalnay cadaabta
Ducada cilmiga
ilaahow ii siyaadi cilmiga
Ducada ilmaha marka uu dhasho
Rbiyo ha igayeelin keli waxad taahay kan ugu khayr badan waaritan
Ducadi nebi yuunis
ilaah xaq lagu caabudo aan ka ahayn adiga oo ceeb kanasahan waxan kamid noqday kuwa wax dulmiya
Ducadii nebi ibraahim
ilaahow nagayeel kuwa ooga salaada aniga iyo ehelkayga sido kale naga aqbal ducada
Ducadii nebi muuse